Saciid Deni oo booqday qabriga Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqasho duco ah ku tegay Qabriga Alle Hau naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Afhayeenka Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Deberaani ayaa ka warbixyey booqashada Madaxweynaha uu ku tegey Qabriga naxariistii Jano Alle ha siiyee Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed. “Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu … Continue reading Saciid Deni oo booqday qabriga Madaxweynihii hore ee Somalia (Daawo Sawirro)